Home > Positive Parenting > Positive Discipline
 
 
 

08095

Positive Discipline: A Guide for Parents
Note: This is a Web Sampler. This product is no longer available for sale.

Also available in: English | Hmong | Somali | Spanish

Image: Cover

Table of Contents | Sample Pages

See a PDF of this publication.

Tarbiyeynta Wanaagsan: Hagaha Waalidka is an easy-to-read, easy-to-use 52 page booklet that looks at common parenting challenges from birth through early elementary school. This version is a translation into Somali (with limited cultural adaptation) from the English version of Positive Discipline: A Guide for Parents.

Tusmada hagaha
Horudhac 3
Tarbiyaddu waa barasho 5
Arimaha guud ee waalidka
Ilmaha yar (dhalasho ilaa 9 bilood)
7

Koritaanka iyo tarbiyeynta
Kalsooni helida waalidka
Marka ilmuhu ooyaan
Ilmuhu marna habeynkii oo dhan ma seexdaan?

 
Ilmaha roon (9 bilood ilaa 2½ sano) 15

Koritaanka iyo tarbiyeynta
Wax kasta qabsanaya
Baridda cunugu inuusan wax taaban
Tababarka xanaaqa
Wuxuu u qabaa inuu isagu taliyo
Qaniinyada
Tababarka musqusha
Wax qeybsiga
Hal waalid doorasho
Wax wasakheyn
Aan fariisaneyn

 
Caruurta roon (2½ ilaa 5 sano) 27

Koritaanka iyo tarbiyeynta
Dagaalka xilliga hurdada
Hal wax keliya cunaya
Awood sheegashada
Isku kaadinaya
Cabanaya

 
Iskuuleyda (5 ilaa 9 sano) 37
Koritaanka iyo tarbiyeynta
Marka ilmuhu sharciga jebiyaan
Been sheegid
Dagaalka caruurta
Erayada xun xun
Kula murmaya
 
Dharbaaxada 45
Xanaaqa 49
Waqtiga xaddidan (time out) 51
Qeybta macluumaadka iyo akhbaar
siinta waalidka
55

Sida dhaqtarkaagu kuu caawin karo
Qadka diirinta waalidka
Qadka INFO-U

 
Hirgelinta 57

Sample Pages


DAGAALKA CARUURTA
Image: Ahhhhh!

“Inaan timaha iska rifo ayaan joogaa! Maxaysan ilmahaygu u heshiin karin?”

Caruurta da’dan ahi waxaa ku adag inay walaalahood nabad ku wada joogaan. Waxaad rabtaa in ilmahaagu isku fiican yihiin. Waxaad rabtaa inay isku farxaan isna tixgeliyaan. Gurigaagu inuu nabad ahaado ayaad rabtaa.

  • Dagaalku badanaa wuxuu ka bilaabmaa isku qabsasho shey ama boos. Si cad u qeex waxa la wada leeyahay iyo wax gaarka loo leeyahay. Qofka gaarka wax u leh ayey u taal hadduu dadka kale la qaybsanayo iyo in kale
  • Isku day inaadan is garab dhigin caruurtaada. Ilmo kasta sidii qof gaar ah ula dhaqan
  • Mid kasta mar fiiro gaar ah u lahow
  • Weydii ilmahaaga siga ugu wanaagsan ee ay isu tixgalin karaan. Arintu si kastaba ha ahaatee, adigaa go’aansanayo fikradaha macnaha sameynaya

Qof kasta oo guriga jooga wuxuu u baahan yahay tixgalin iyo inuu amaan qabo.

Hagidda qilaafka ilmahaaga dhexdooda
Image: Parent TipDagaalka walaaluhu waa qaab ilmuhu ku bartaan sida loo xaliyo isqabqabsiga. Haddii ay macquul tahay u daa ilmaha inay xaliyaan qilaafkooda. Soo fara gali marka ay qilaafkooda xalin kari waayaan ama aad is leedahay talo fara ayey ka sii baxaysaa.


ERAYADA XUN XUN
Image: Ahhhhh!

“Waa ogahay ilmahaygu erayo xun xun ayuu iskuulka ka soo bartay. Ma doonayo inuu erayadaad guriga ku isticmaalo.”

Waxay u badan yahay in ilmahaagu erayo xun xun ka soo barto iskuulka. Mararka qaarkood ilmuhu waxay bilaabaan isticmaalka erayada xun xun si loogu arko nin balaayo ah.

  • U sheeg ilmahaaga in isticmaalka erayada xun xun aan laga ogoleyn guriga. Si cad ugu sheeg ilmahaaga in looga baahan yahay inuu raaco sharcigan xataa marka uu iskuulka jooga
  • Ka fiirso erayad aad adigu isticmaasho. Hadaad eray xun isticmaasho ilmuhu waa kaa baranayaa
  • Waligaa afka ilmaha ha ku dhaqin saabuun ama wax si xun u dhadhama (erayga xun ee uu yiri awgeed)

Image: Parent TipEray fiican isticmaal.
Qasab waxaa jiray marar aad suulka dhagax ku dhufsatay ama suulka dube isaga dhufatay. Wixii ugu horeeyey ee aad tiri ayaa laga yaabaa inuu ahaa erayga afarta-xaraf. Caruurtaba waa ku dhacday. Bar ilmahaaga eray fiican oo uu isticmaalo.


KULA MURMAYA

“Gabadhaydu waa dhaaftay ‘ixtiraam’ Ma akhbalayo ilmo igu af-celiya mar kasta.”

Waa sahlan tahay si aad u xanaaqdo, marka ilmuhu uusan ku tusin tixgelin. Sida aad ugu jawaabta ilmaha ayaa bari karta ilmaha macnaha ay leedahay tixgelintu.

  • U sheeg ilmaha inuu ku dhegaysto, laakiin adiga iyo ilmuhu ha sii wadina hadalka ilaa aad ka xanaaq baa’badaan
  • Raali gali hadaad xanaaqday oo aad ku qaylisay ilmaha. Macnaha waxaad ilmaha tusaysaa tixgelinta akhlaaqda wanaagsan

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 
  Related:

  Products for Parent & Family Professionals
Positive Parenting I (Being Revised)
Positive Parenting II: Toddler to Twelve
On Sale
Positive Parenting of Teens
Positive Parenting Order Form
  Products for Parents
Learning from You: All Parents are Teachers
Positive Discipline: A Guide for Parents (available in 4 languages)
A Parent's Guide to Teens: The Growing Season Book
A Parent's Guide to Teens: The Growing Season Video and Guide
  Related Websites
Parent Education Resources
Positive Parenting Research
Positive Comments on Positive Parenting
 
The University of Minnesota is an equal opportunity educator and employer.