Search Extension:
Reviewed July 2009 by author; translation reviewed by Omar Da’ar, Extension Graduate Student
Xiriirka raga iyo dumarka u dhexeeya wuxuu noqonkaraa jacayl labada qof u dhexmara, ama mid dhinaca jirka ah. Dhalinyaradu marmarka qaarkood waay ku jaah wareeraan kana cabsadaaan markii qalad galo xariirka wiilka iyo gabadha u dhexeeya. Marmarka qaarkood waxay moodaan in ciladu xagooda ka timid. Ma yaqaanaan sidii ay kuugu sheegi lahaayeen.
Kuwa soo socda waxay ka midyihiin fegrado aad kala sheekaysankartid ilmahaaga:
Calaamadaha tusa qaladaadka waxaa ka mid ah kuwan soo socda:
Hadii aad dareemaysid in ilamahaaga qalad loola dhaqmayo, dhib maleh in aad ka reebto kana mabnuucdid ruuxaas isaga ah, raadso caawinaad banaanka ah. Lahadal xubnaha qowska ee la qaderiyo, saxiibadaa, iyo dadka xirfada leh. Amuurahaaani aad ayey dhib ugu yihiin dadaka qaangaarka ahi in ay xaliyaan- cabiro marka marxalada ilmahaaga geli karo markii arintan oo kale so foodsaarto. Garanshaha xariirka wanaagsan ama caafimaadka qaba waa xirfad muhiim ah. Ku caawi in aay bartaan xirfado adigoo u adeegsanaya tusaalooyin iyo sheekooyin.
Wixii war bixin ah oo intaas dheer la xariir dadka kuu sameeya daryeelka caafimaadka ama wac Community University Health Clinic(CUCH) (612) 627-4774. Daafaha sare ee gobolka Minnesota wac 211, First Call for Help of the United Way.
Relationship violence can be emotional, physical, or sexual. Teens are often confused and scared when abuse occurs. Sometimes teens may even think it is their fault. They may not know how to tell you about it.
Here are some thoughts to talk with your teen about:
Signs of an abusive relationship are when the partner:
If you believe your teen is being mistreated, it is okay to forbid them from seeing that person, and seek outside help. Talk to respected family, friends or a professional. These issues are really hard for adults to deal with-imagine what it is like for your child. Being able to identify and be in healthy relationships is a very important skill. Help them learn these skills through your example and by talking with them.
For more information call your health care provider, or call Community University Health Clinic (CUCH) at 612-627-4774. In greater Minnesota, you can call 211, First Call for Help of the United Way.
SOURCE(S):
University of Minnesota Extension Service (1999). Positive Parenting of Teens. St. Paul, MN: University of Minnesota Extension. (This curriculum is no longer available for sale.)
© 2011 Regents of the University of Minnesota. All rights reserved.
The University of Minnesota is an equal opportunity educator and employer.